Maamulka Koonfur Galbeed oo xilal u Magacaabay Masuuliyiin cusub (Akhriso)
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladaha Hoose iyo dib u heshiisiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamed Abuukar Cabdi ayaa soo saaray wareegto lagu magacaabay xilal cusub Wareegtada ayaa Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada Degmada Baydhabo loogu magacaabey Aadan Cali Aadan (Carab) halka Abdifatah Cali Mursal (Abdifatah Wasiir) loo magacaabey Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Degmada … Continue reading Maamulka Koonfur Galbeed oo xilal u Magacaabay Masuuliyiin cusub (Akhriso)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed